Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

BIYO LA’AAN KA TAAGAN DEEGAANKA GERILEY EE GOBOLKA GEDO

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
June 1, 2012
in Masiibooyinka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXaaladahani biyo la,aanta ah ee haatan ka soo cusboonaaday deegaanka Geriley oo ka tirsan Gobolka Gedo, islamarkaana ku taala xuduuda u dhaxeysa dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa waxaa ay ka dambeysay markii ay gureen Warahii oo dadka iyo duunyadu ay biyaha ka heli jireen iyo ceelashii ku yaalay deegaankaasi oo dhamaantoodba biyo laga waayey.

Qaar ka mid ah Odoyaasha deegaanka Geriley ayaana arrintaan qaylo dhaan ka soo saaray. Cali xuseen Aden oo ka mid ah odayaasha degaanka oo la hadlayey Warbaahinta Ergo ayaa sheegay in biyo la’aanta jirtaa meel adag marayso, ayna qiimaha la kala siisanayaa yahay qaali, isagoo sheegayna in xilli roobaadkii oo baaqday ay Warahii iyo Ceelashii biyaha laga heli jirey oo dhamaantoodba guureen.

“maalmahii ugu dambeeyey waxaa cirka isku shareeray qiimaha lagu gato biyaha dadkuna waxay safaf dhaadheer u galayaan sidii ay biyo u heli lahaayeen, biyaha qura ee deegaanka laga isticmaalo waa biyo ganacsi oo booyado looga keeno degmada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, fuustadiina waxaa la kala siistaa 1000 kenya oo u dhiganta 300kun oo shilinka Soomaaliga ah waana qiimahii ugu sareeyey ee soo mara deegaanka ayuu yiri Cali Xuseen”.

Deegaanka Geriley ayaa waxay ka mid tahay meelaha ugu daran ee xilliyada Jilaalka iyo Abaaraha biyo la,aan darteeda looga barakaco, iyadoo dadka halkaasi ku nool oo u badan xoolo dhaqato reer guuraa ah.

Guud ahaan robkii gu’ga ayaan ka da’in gobolka gedo tanoo markale soo celin karta abaarihii sanadkii hore la soo maray, iyadoo hay’addaha gargaarku ka digeen arrintaan.
Saalixi/MH

Previous Post

Collaadaha ka taagan qeyba ka mid ah jubbada hoose

Next Post

Xaalada Afmadow oo degan iyo meheradii ganacsiga oo weli xiray

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Xaalada Afmadow oo degan iyo meheradii ganacsiga oo weli xiray

Xaalada Afmadow oo degan iyo meheradii ganacsiga oo weli xiray

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo