Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Collaadaha ka taagan qeyba ka mid ah jubbada hoose

Radio Ergo by Radio Ergo
May 31, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qeybta Saddexaad Ee Barnaamijkii Tiiraanyo Tahriib
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDadka ku dhaqan magaalada xarunta u ah gobolka Jubbada hoose ee Kismaayo ayaa walwal ka muujinaya duqeymo  kaga soo dhacaya dhanka xeebta,kuwaasoo ay sheegen in ay ku dhacayaan halka badda iyo wabigu iska galaan gaar ahaan degaanka lagu magacaabo Goobweyn oo isagu in yar u jira degmada Kismaayo.

Mid ka mid ah  wax garadka ku nool degmada Kismaayo oo la hadlayay idaacadda Ergo ayaa sheegay in dhawaqa deryanka duqaynta si weyn looga maqlayo magaalada Kismaayo taasoo uu sheegay in ay  khalkhal ku abuurtay shacabka ku nool gudaha magaalada Kismaayo iyo duleedkeeda “waa maalintii saddexaad ee aan duqeyntaasi maqlayno xalay waxay socotay illaa laga gaaray shantii saac, haddana waxay nagu soo billaabeen siddeeddii saac ee saqdii dhexe waxay socotay illaa salaadddi subax ,waxaan aragnay maraakiib badan oo aan sidaa nooga fogeyn kuwaa ayaana laga soo ridayay duqaynta” ayuu yiri ninkaasi ka tirsan wax garadka ku dhaqan gudaha magaalada Kismaayo isagoona intaasi ku daray in aanay jirin cid wax ku noqotay marka laga reebo wiil yar oo firir soo gaareen isagoo ku sugan Suuqa xoolaha eek u yaala duleedka magaalada.waxaana uu sheegay inaanay jirin illaa iyo hadda wax duqeyn ah oo ku soo dhacday gudaha Kismaayo.

Dhanka kale cabsi aad u xooggana ayaa soo wajahday dadka rayadka ah eek u nool degmada Afmadow kaddib markii  ciidamada Kenya iyo kuwa Raaskambooni ay ku soo dhawaadeen magaalada , iyadoona halkaasi ay ka taagan tahay xaalad kacsanaan ah, dhinaca kale ciidamada Alshabaab ayaa iyaguna soo buux dhaafiyay magaalada Afmadow sida ay ku warramayaan dadka degaanka.

Qaar ka mid ah  dadka ku   nool degmada Afmadow ayaa iyagu sheegay in ay ka cabsi qabaan in ay ka barakacaan guryahooda”waxaa hakad ku jira dhaq dhaqaqii ganacsiga degmada dhammaan waa ay xiran yihiin goobihii ganacsiga dhawaqa ama daryanka madaafiicda ayaan maqlaynaa xaaladdeenuna waa mid cabsi ay ku jirto mana naqaano meel aan qabano waxaan codsanaynaa in caalamku uu arrintaan wax ka qabto” sidaana waxaa Ergo u sheegay mid kamid ah dadka deeganka oo ka gaabsaday in magaciisa uu sheego.

Si kastaba ha ahaatee degmada Afmadow  waa degmada labaad ee ugu weyn degmooyinka uu ka kooban yahay gobolkaasi Jubbada hoose waxaana degmadu ay muhiim u tahay isu socodka gobollada Jubbada dhexe iyo Gedo.

Khadar Maxamuud/AA

Previous Post

Dood looga hadlayey dhibatada dhinaca dhulka ka haysata barakacayaasha oo lagu qabtay boosaaso

Next Post

BIYO LA’AAN KA TAAGAN DEEGAANKA GERILEY EE GOBOLKA GEDO

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

BIYO LA’AAN KA TAAGAN DEEGAANKA GERILEY EE GOBOLKA GEDO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 26-JUN-2026

IDAACADDA 26-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 26-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 26-JUN-2026
June 26, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUN-2026
June 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo