Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qaxooti Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan Zambia

Radio Ergo by Radio Ergo
June 4, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qaxooti Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan Zambia
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank04 June, 2012 MOZAMBIQUE

Kumannaan kun oo Soomaali ah ayaa waxay ku noolyihiin waddamo ku yaalla dhinaca koonfureed ee qaaraddan Afrika, marka laga soo tago tiro badan oo ka mid ah Soomaalidaas oo ka shaqaysta ganacsiyo ay abuurteen waxaa jira boqollaal qaxooti Soomaali ah oo dhibaataysan.

Xerada Maheeba ee ku taalla waddanka Zambia ayaa waxaa ku jira qaxooti Soomaali ah oo boqollaal gaaraya, waxaana ka mid haween, carruur, curyaamiin iyo waayeel, kuwaas oo badankood gaaray xeradaas xiliyadii ay sii xoogaysteen dagaallada ka soconaya Soomaaliya.

Haween ka mid ah dadka ku nool xeradaas Maheeba oo qaarkood halkaas ku jiray muddo dhan 14 sano ayaa Raadio Ergo uga warramay dhibaatada ku haysata xerada, iyagoo cabasho ka muujiyay raashiinka xeradaas laga bixiyo, sharciyada dhaqdhaqaaqa ee la siin jiray qaxootiga oo qaarkood loo diiday iyo adeegga caafimaadka ee xerada.

“Aniga waxaan ahay gabar Soomaaliyeed oo dhawaan ku umushay xerada, walaal dhibaato kala duwan ayaa halkaan nagu haysata, raashin galleey ah oo aadan cuni Karin ayaa nala siiyaa, caafimaad ma helno, xitaa haddii aanu shaqaysan lahayn innaga iyo raggeennaba waraaqihii waa naloo diiday in la soo cusboonayso, waxay leeyihiin kaarar la idinma siinayo waayo waxaa tihiinSoomaali, waxaadna doonaysaan inaad baxsataan oo dalalka dariska nala ah u gudubtaan” sidaas waxaa raadiyo Ergo u sheegtay haween ka mid ah qaxootiga xerada Maheeba ku jira.

Weriyeheenna Faarax Dubbad oo jooga waddanka Muzambique ayaa ku soo warramaya in dhibaatada Soomaalida ay sii kordhayso maalinba maalinta ka dambaysa, iyadoo tirada dadka magangalyo doonka Soomaalida ah ee gaaraya waddamo ay ka mid yihiin Malawi, Mozambique, Zambia, Koonfor Afrika, Angola iyo Zimbabwe ay sii badanayso.

Faarax Dubbad/MG/FM

Previous Post

Xaalada Afmadow oo degan iyo meheradii ganacsiga oo weli xiray

Next Post

Tanzania iyo Soomaaliya oo ka wadahadlay siidaynta maxaabiis

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
Tanzania iyo Soomaaliya oo ka wadahadlay siidaynta maxaabiis

Tanzania iyo Soomaaliya oo ka wadahadlay siidaynta maxaabiis

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 26-JUN-2026

IDAACADDA 26-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 26-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 26-JUN-2026
June 26, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUN-2026
June 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo