Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Tanzania iyo Soomaaliya oo ka wadahadlay siidaynta maxaabiis

Radio Ergo by Radio Ergo
June 5, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Tanzania iyo Soomaaliya oo ka wadahadlay siidaynta maxaabiis
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank05 June, 2012 MUQDISHO

Sida uu ku sheegay shir jaraa`id oo uu magaalada magaalada Muqdisho ku qabtay madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayuu shaaca kaga qaaday in dowladda Tanzania ay kala hadleen arrimo ay ugu muhiimsanayd sii deynta maxaabiista soomaalida ah ee ku xiran xabsiyo ku yaalla dalkaasi.

Madaxwaynaha ayaa sheegay in kulan uu la qaatay dhidgiisa Tanzania, Jakaya Kikwete uu kala hadlay arriamaha maxaabiista iyo sida lagu sii deyn lahaa xilligan “Hadda waxaan wada gaarnay heshiis ah in dhammaan la sii daayo maxaabiista soomaalida waana iga aqbalay madaxweynaha Tanasaniya, waxa hadda la sugayana waa in aan u dirno diyaarad soo qaadda dadka oo dib loogu soo celinayo Soomaaliya.” Ayuu yiri madaxweynaha.

Waxaa sidoo kale labada dhinac ay ka wada hadleen arrimaha taageerada, gaar ahaan sidii dowladda Tanzania ay gacan u siin lahayd Soomaaliya, wuxuuna sheegay madaxweyne Sheekh Shariif in guud ahaan ay isku af garteen wax yaabihii ay ka wada hadleen.

Tanzania waxay ka mid tahay waddamada ugu badan oo lagu xiro maxaabiista soomaalida,waxaana haatan ku xiran dhalinyaro inta badan doonayay inay dalkaasi kaga sii gudbaan dalka Koonfur Afrika.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle/FM/MG

Previous Post

Qaxooti Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan Zambia

Next Post

UNOCHA oo kormeertay guryo loo dhisay barakacayaasha

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
UNOCHA oo kormeertay guryo loo dhisay barakacayaasha

UNOCHA oo kormeertay guryo loo dhisay barakacayaasha

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-JUN-2026

IDAACADDA 25-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUN-2026
June 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo