Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas hor leh oo ku barakacay dagaallo ka dhacay Gedo oo dalbaday in la gargaaro

Radio Ergo by Radio Ergo
June 28, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qoysas hor leh oo ku barakacay dagaallo ka dhacay Gedo oo dalbaday in la gargaaro
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank28 June, 2012 GEDO

Boqollaal qoys oo hore uga barakacay deegaanno u dhaxeeya Faaxadhuun iyo
Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa lagu soo warramayaa durbaba inay soo wajahday xaalado nololxumo tii ugu darneyd,iyadoo dhibaatada ugu daran ee ay ka cabanayaan qoysaskaasina waxaa la sheegayaa inay ugu weyn tahay cunno la`aan, hoy la`aan iyo weliba Caafimaad darro.

Qoysaskani ka barakacay inta u dhaxeysa deegaanka Faafaxdhuun iyo tuulada
Tarako oo Baardheere u jirta qiyaastii illaa 55km,islamarkaana tiradoodu lagu sheegay ku dhowaad illaa 200 oo qoys ayaa sababaha ay ugu barakaceen
deegaannadooda lagu tilmaamay inay la xiriirto cabsi ka dhalatey dhaqdhaqaayada Ciidan ee halkaasi ka taagan,taasi oo keentay in qoysaskaasi
intooda badan ay u firxadaan dhulka miyiga ah ee ku teedsan deegaannadaasi.

Mid ka mid ah Odayaasha tuulada Tarako oo la hadlayay Raadiyo ERGO ayaa
Wuxuu ka deyriyay xaaladaha nolol xumo ee xilligan soo wajahay dadkii ka
barakacay tuulada Tarako iyo nawaaxiga Faafaxdhuun “Dadka deegaanka ku nool oo u badan kuwo danyar ah ayaa ah kuwo hore u soo marey abaaro aad u kulul,balse abaarahaasi iyagoo ka soo kaban waxaa ugu darsamay degganaansho la`aanta, taasi oo danta ku qasabtey boqollaal qoys inay ka cararaan guryahooda,ilaa iyo haddana ma jirto cid gargaar u fidisey.”

Ugu dambeyn wuxuu Odoygaasi ka dalbaday hay`adaha Samafalka,jaaliyadaha dibadda iyo ganacsatada gobolka inay gargaar bani`aadannimo ay la soo gaaraan qoysaskaasi barakacayaasha ah oo uu sheegay
inay dhibato qabaan.

Axmed Cumar Saalixi/FM

Previous Post

CUDUR AAN LA XAQIIJIN NOOCA UU YAHAY OO 11 QOF KU DILAY GOBOLKA HIIRAAN

Next Post

MAXAA LAGU HORUMARIN KARAA KALLUUMAYSATADA SOOMALIDA?

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
Next Post
MAXAA LAGU HORUMARIN KARAA KALLUUMAYSATADA SOOMALIDA?

MAXAA LAGU HORUMARIN KARAA KALLUUMAYSATADA SOOMALIDA?

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 05-JUN-2026

IDAACADDA 05-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 05-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUN-2026
June 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-JUN-2026
June 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-JUN-2026
June 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-JUN-2026
June 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-JUN-2026
June 1, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo