Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Maamulka Afmadow oo gargaar u dalbay qoysas danyar ah

Radio Ergo by Radio Ergo
June 25, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Maamulka Afmadow oo gargaar u dalbay qoysas danyar ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank25 June, 2012 AFMADOW

Xaalada noolaleed iyo mida dhanka caafimaadka ee ay ku sugganyihiin boqolaal qoys oo danyar ah oo ku dhaqan degmada Afmadow ee gobbolka Jubbada Hoose ayaa laga soo deyrinayaa.
Qoysaskaan danyarta ee xaaladooda nolaleed laga soo deyrinaayo oo ka kooban haween, caruur iyo dad da’a ah ayaa isugu jira qoysas markii hore xoola dhaqata ahaa oo markii dambe xoolahoodii ay galaafatay abaartii dalka ku dhufatay iyo sidoo kale qoysas deegaan ahaa oo ay saameeyeen dagaaladii ahliga ahaa ee Koonfurta Soomaaliya ka dhacay.

Maamulka cusub ee dhowaan loo magacaabay magaalada Afmadow oo ka hadlay daruufaha iyo xaaladaha adag ee dhanka noolasha ah ee gudaha magaalada ku heysata boqolaal qoys oo danyar ah ayaa sheegay in xaalada guud ee ay ku sugganyihiin qoysaskaan ay tahay mid aad u liidato, isagoona intaasi ku daray in xaalada ay ku sugganyihiin qoysaska danyarta ah ay qarka u saaranyihiin inay ka dhalato masiibo bani’aadanimo.

Cabdixakiim Xaaji Cumar Gudoomiyaha Maamulka Degmada Afmadow oo wareysi gaar ah siiyay Raadiyaha Ergo ayaa sheegay in abaaro, dagaallo, maamul xum iyo gar gaar la’aan isbiirsaday ay dadka danyarta ahh ee kuk nool gudaha Afmadow iyo nawaaxigeeda ay ku keeni nolal xumo aad u liidata.

“Dadka danyarta ah ee Afmadow ku dhaqanka waxay ku noolyihiin nolal aad u qalafsan,waxaan dhihi karaa ilaa 15% ayaa si fiican u nool, 40% dabka maba shitaan oo wax ay ku noolaadaan ma heystaa, abaarro badan oo iska daba soo laalaabtay, maamul xumo , dagaallo.gargaar la’aan ayaa dadka u horseeday inay galaan noolasha qalafsan.”ayuu yiri Cabdixakiim Xaaji Cumar.

Dhibaatooyinka nolal xumo ee laga soo sheegayo inay haystaan dadka danyarta ah ee Afmadow kasokow waxaa sidoo kale dadkaasi ay dhibaatooyin ku qabaan helidda dhanka adeegyada caafimaadka ee ay u baahayihiin, iyagoona dadkani marka ay u baahdaan dawooyinka iyo adeegyada caafimaadka aysan helin.

“Dhanka caafimaadka waxay lamid tahay nolasha, marka hadii aysan nolal jirin caafimaadna ma jiraayo, waayoo Isitaaladii magaalada Afmadow way xirnaayeen inta ay Shabaab joogeen, hay’adihii dadka caawin jirayna meesha way ka baxeen,marka caafimaad haba sheegin,isagu maba jro mana helaan dadkaan adeegyada caafimaadka ee ay u baahanyihiin.”ayuu hadalkiisa siiraaciyay.

Ugu dambeyntii Maamulka Degmada Afmaow ayaa hay’adaha Samafalka ugu baaqay inay yimaadaan magaalada Afmadow oo ay ka bilaabaan howlihii Samafalka.isagoona xusay in amaanka shaqaalaha hay’addaha Samaflka ay damaanad qaadi doonaan.

Khadar Maxamuud Xareed/MG

 

Previous Post

Duruufaha adag oo ku khasbaya dadka Hiiraan inay galaan xeryaha barakaca

Next Post

Xaalada barakacayaal isku uruursanaya Afgooye

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay biyo yari ku haysa Muqdisho in ka badan 12,000 oo qoys

April 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku xarooday xeryaha Baardheere oo la il-daran nolol xumo ka dhalatay dhaqaale la’aan

March 27, 2026
Next Post
Xaalada barakacayaal isku uruursanaya Afgooye

Xaalada barakacayaal isku uruursanaya Afgooye

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18-APR-2026

IDAACADDA 18-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 18-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo