Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

180 Soomaali ah oo lagu xiray Angola

Radio Ergo by Radio Ergo
June 22, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
180 Soomaali ah oo lagu xiray Angola
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank22 June, 2012 NAIROBI

Ciidanka ammaanka ee waddanka Angola ayaa maalmahaan waday qabqabasho dadka ajaanibta ah ee ku sugan waddankaas, iyadoo 180 qof oo Somaali ah la xaqiijiyey inay ka mid yihiin dadka la qabqabtay.

Dowladda ayaa bar tilmaameedsanaysa dhammaan soo-galootiga ha sito sharci ama yuusan heysane, iyadoo arrintaanna ay dowladdu ku macnaysay inay kala saarayso dadka sharciga ku jooga waddanka iyo kuwa aan haysan, Axmed Saki oo ka tirsan ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan magalada Luwanda ee xarunta waddankaas ayaa sheegay ina ilala hadda ay yartahay dadka la soo daayey, iyadoo maalintii saddexaad qabqabashadu ka socoto, guud ahaanna dadka ay waaxda socodaalka ee Angolo xaqiijisay inay qabatay ayaa kor u dhaafaya 2000 oo qof.

Saraakiisha dowladda ayaa iyagu sheegaya inay jiraan kumannaan qof oo ajaanib ah si sharci darro ahna ku jooga waddankaas taasoo ay sheegeen inay gebi ahaanba ku tahay dhibaato, dadka ajaanibta ah ee iyagu ku nool waddankaas ayaa walaac ballaaran ka qaba sharciyada dhinaca socdaalka ee waddankaas, iyadoo gebi ahaanba ay adagtahay sida lagu heli karo sharciyada aad ku joogi karto, arrintaan oo aan saamayn keliya Soomaalida laakiin bulshooinka soo galay waddankaasi si isku mid ah u saamaysay.

Dadka Soomaalida ayaa sidoo kale xaqiijinaya inaysan ciidamadu weli gelin guryaha oo aysan guryaha dadka kala soo bixin, waxayse arrinta raafku saamaysay gebi ahaanba ganacsigii iyo shaqooyinkoodii kale, sida uu sheegay wariyaheenna dhinaca koonfureed ee Afrika nooga soo warrama Faarax Dubbad waxaa jira dad Soomaaliyeed oo muddo dheer xabsiyada Angola ku xiran, iyadoo ay adagtahay fursad lagu sii daayo, codsiyo horay loogu jeediyey dowladda Angolana aysan dheg jalaq u siin sidii Soomaalida ku jirta xabsiyadeeda lagu sii dayn lahaa.

Tiro rasmi ah lagama hayo dadka Soomaaliyeed ee ka ganacsada Angola, waxayna ka ganacsadaan waxyaabo kala duwan sida alabooyinka la soo dejiyo, iyagoo si aad u bahsanna ugu sii fidaya magaalooyinka waaweyn iyo tuulooyinka, waxayna badanaa dadka halkaas jooga ka tageen waddanka Koonfur Afrika.

Farax Dubad/FM/MH

Previous Post

KUFSI LAGU HAYO HAWEENKA KU NOOL XERYAHA BARKAACA EE MUQDISHO

Next Post

Duruufaha adag oo ku khasbaya dadka Hiiraan inay galaan xeryaha barakaca

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
Next Post
Duruufaha adag oo ku khasbaya dadka Hiiraan inay galaan xeryaha barakaca

Duruufaha adag oo ku khasbaya dadka Hiiraan inay galaan xeryaha barakaca

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 06-JUN-2026

IDAACADDA 06-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 06-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUN-2026
June 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUN-2026
June 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-JUN-2026
June 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-JUN-2026
June 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-JUN-2026
June 2, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo