Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Muhaajiriin soomaaliyeed oo gaajo iyo cudurro ugu geeriyootay xadka kala qeybiya muzambique iyo malawi

Radio Ergo by Radio Ergo
May 29, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Muhaajiriin soomaaliyeed oo gaajo iyo cudurro ugu geeriyootay xadka kala qeybiya muzambique iyo malawi
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankInta la xaqiijiyay illaa laba ruux oo muhaajiriin Soomaali ah ayaa  u geeriyootay sababa la xiriira baahi iyo cudurro soohdinta ay wadaagaan waddamada Mozambique iyo Malawi ,dadkaan geeriyooday ayaa qayb ka ah in ka badan illaa boqol iyo soddon ruux oo muhaajiriin Soomaaliyeed kuwaasoo  ku xanniban soohdinta  kala qeybisa dalalka Malawi iyo Mozambique .

Sida uu ku soo warramayo wariayheena Mozambique Faarax Dubbad  illaa 15 ruux oo muhaajiriin Soomaaliya ayaa iyaguna la ildaran cuduro kal duwan oo ku haleelay magaalada Teetee oo iyadu ah magaalo ku taala xudduuda kala qeybisa Malawi iyo Mozambique,dadkaan oo iyagu ka yimid dhinaca waddanka Tanzania ayaa iyagu doonayay in ay Malawi  kaga sii gudbaan waddanka South afrika oo muddooyinkii ugu dambeeyay muhaajiriin ay Soomaalidu ka mid tahay ku sii qulqulayeen.

Hay,ad u ka shaqaysa fududeynta sharciyada la siiyo qaxootiyada oo fadhigeedu yahay Mozambique ayaa iyadu ka codsatay xukuumadda waddanka Malawi in dalkeeda ay ka furto xero qaxooti  oo lagu xareeyo dadka muhaajiriinta ah , waxaana ay hay,addaasi ay sheegtay in Malawi ay diidday  dalabkaasi,wararka ayaa intaasi ku daraya in  sidoo kale illaa boqol iyo toddobaatan kale oo ka soo jeeda dalka Congo ay ka mid yihiin dadka halkaasi ku xanniban.

Si kastaba ha ahaatee waxaa muddooyinkii ugu dambeeyay isa soo tarayay dhibaatooyinka kala duwan ee soo waajahaya muhaajiriinta Soomaaliyeed eek u sugan dalalka ku yaala bartamaha iyo koonfurta  qaaaradda Afrika mana jiraan illaa iyo hadda cid gacan ka geysatay sidii laa samatabixin lahaa dadkaasi  Soomaaliyeed, dhawaan ayay ahayd markii urur  samafal ah oo lagu magacaabo Daryeel  oo ka dhisan Mozambique uu kaalmooyin isugu jira cunno iyo dawooyin uu gaarsiiyay qaxooti Soomaaliyeed oo ku dayacan soohdinta kala qeybisa Tanzania iyo Mozambique.

Faarax Dubbad/AA/MH

Previous Post

Xeryihii barakacayaasha ee waddada muqdisho iyo afgooye oo laga qaxay

Next Post

Bandowga beledweyne oo ay dhibaato ku qabaan xoolo dhaqatadu

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
Next Post
Bandowga beledweyne oo ay dhibaato ku qabaan xoolo dhaqatadu

Bandowga beledweyne oo ay dhibaato ku qabaan xoolo dhaqatadu

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 14-MAY-2025

IDAACADDA 14-MAY-2025 by Radio Ergo

IDAACADDA 14-MAY-2025
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo