Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Bukaano barakacayaal ah oo la gaarsiiyay deeq daawooyin ah

Radio Ergo by Radio Ergo
May 15, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Bukaano barakacayaal ah oo la gaarsiiyay deeq daawooyin ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankQaar ka mid ah bukaanada ku nool xerooyin barakacayaal oo ku  yaala duleedka waqooyi ee degmada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa helay deeq dawooyin ah oo uu  soo gaarsiiyay kaasoo ay sheleen Ngo, maxalli ah oo lagu magacaabo Geello.

Bukaanadaan  helay daryeelka caaafimaad  oo kor u dhaafaya illaa 250 ruux ayaa waxa ay ku kala nool yihiin xerooyin barakacayaal oo ku yaala duleedka waqooyi ee magaalada Beledweyn,gaar ahaan xerooyin ay ka mid yihiin Buula xuubey,Bilisdiid,iyo bullo qorrax,
Kooxo hawl wadeeno caafimaad  oo guur guura kana tirsan Ngo,-gan ayaa booqanayey maalmihii la soo dhaafay  xeryahaasi iyagoo adeeg caafimaad u fidinayay  dhammaan dadka xannuunsan ee ku nool xerooyinkaas.

“Daawadan hadda gacanteyda ku jirta ayaa la i siiyey, waxaan ka xanuunsanayey kelyaha, dhabarka, ubucda iyo lafahaoo idil ,sidoo kale  jug  ayaan horay u qabay , xannuunkan mid hore ayuu ahaa muddo badan ayuuna igu soo kici jiray  alxamdulillaah taqaatiirta ayaan u sheegay xanuunkayga intaa kaddibna daawadaan ayay I siiyeen” sidaana waxaa Ergo  u sheegay  Gacalo Muxumed Cabdi oo ka tirsanayd bukaanadii nasiibka u yeeshay in loo fidiyo daryeelka caafimaad, Gacalo ayaa intaasi ku dartay in arrintaani ay tahay fursad aad u weyn oo ay heleen bukaanada barakacayaasha ah eek u nool duleedka  waqooyi ee degmada Beled weyn ee gobolka Hiiraan.

“Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan helo dawadaan aniga iyo gabadhayda maxaa yeelay in muddo ahba waan xanuunsanaynay waa sharoobooyin iyo kaniiniyaal waxaa nasiisay hay,addaanwaana uga mahadcelinaynaa sida ay noo saacideen  sidaana waxaa Ergo u sheegtay mid kamid ah hooyooyinka ku nool xerada barakacayaasha ee Buulo qorrax ee ku taala duleedka degmada Beledweyne.

Mid kamid ah kalkaaliyaashii caafimaad ee ku hawlanaa baaritaanada bukaanada barakacayaasha oo  lagu magacaabo Deeqo Muxumed Garaad oo la hadlaysay idaacadda Ergo ayaa sheegtay in xanuuna kala duwan ay ka heleen bukaanada kuwaasoo isugu jira sida ay sheegtay infection,indho caabuq,nafaqa darri,cudurada ku dhaca maqaarka,iyo kuwa kale, iyadoona sheegtay in nadaafadda xerooyinka ay ku nool yihiin bukanadaasina ay tahay mid aad u hooseysa.

Waa markii ugu horreysay ee ay bukaano ka tirsan barakacayaasha ku nool xerooyink ku yalka duleedka degmada Beled weyne ay helaan daryeel caafimaad iyo dawooyin kuwaasoo ay soo gaarsiiyeen qaar kamid ah ururada waddaniga ah ee ka jira gobolka Hiiraan, xeryahaan ay ku jiraan barakacayaasha  ma laha bukaan eegtooyin iyo xaruma kale oo caafimaad, waxaana  middaani ay u noqonaysaa fursad muhiim u ah xilligaan in ay helaan barakacayaasha gaar ahaan kuwooda la il daran xanuunada kala duwan.

Cabdullaahi Salaad/AA/MG

Previous Post

Roobab gooyay waddo muhiim ah oo isku xirta sool iyo Togdheer

Next Post

Barakacayaal ku dhibaataysan nawaaxiga dhoobley

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
Next Post
Barakacayaal ku dhibaataysan nawaaxiga dhoobley

Barakacayaal ku dhibaataysan nawaaxiga dhoobley

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-MAY-2026

IDAACADDA 12-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-May-2026
May 9, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo