Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaal ku dhibaataysan nawaaxiga dhoobley

Radio Ergo by Radio Ergo
May 15, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Barakacayaal ku dhibaataysan nawaaxiga dhoobley
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankQoysas dan yar ah oo ay soo barakiciyeen colaadaha iyo dirirta ka jirta qeyba ka mid ah gobolka jubbada hoose oo muddooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa degmada Dhoobley ee gobolkaasi ayaa laga deyrinayaa xaaladaha ay ku sugan yihiin.

Boqollaal qoys oo ka mid ah qoysas dhawaan soo gaaray degaanka Illima ee hoos taga degmada Dhoobley ayaa lagu soo warramayaa in xaaladdooda  nolosha ay aad u liidato,iyadoo wali degaanadaasina ay ka taagan yihiin xiisado colaadeed oo u dhexeeya dhincyadii dhawaanahaan halkaasi ku dagaalamayay,degaanada hadda xiisadda ugu darani ka jirto ayay wararku sheegayaan in uu ka mid yahay degaanka Hoosungoow oo dhawr jeer hore ay dagaalo ka dhaceen.

Xaaladaha nololeed ee qoysaskaasi  ka cabanayaan xilligaan ayaa ah  Raashin la’aan, Hoy la’aan iyo sidoo kale dhibaatooyin kala duwan oo dadkaasi ka haysta  adeegyada Caafimaadka ee ay u baahan yihiin.

Maxamed Aadan Suraa oo kamid ah Odayaasha dhaqanka ee deegaanka Degaanka  Illima ayaa idaacadda Ergo u sheegay in guud ahaan xaaladda dadka danyarta ah ee ku nool tuulada hadii ay ahaan lahayd dhanka noolasha iyo dhanka caafimaadka ay aad u liidato,  isagoona sheegay in hadii ay xaaladdu sidaan ku sii socoto ay dhalan karaan cudurro iyo macluul baahsan.

” Degaanka  Illima dhib badan ayaa ka jira, qoysas badan oo kor u dhaafaya 350 qoys ayaa ku soo barakacay, baahi badan iyo caafimaad darro badan ayaa ka taagan, dadkii ka soo barakacay dagaaladii ka dhacay Hoosingoow ayaa ku soo barakacay xaalada noloshana ma fiicno,” ayuu yiri Maxamed Aadan Suraa oo Odayaasha deegaanka ka tirsan.

Si kastaba  ha ahaatee dagaallo dadka danyarta ah ku qasbay inay guryahooda ka barakacaan ayaa waxa ay in mudda ah ka taagan yihiin qeybo badan oo ka mid ah  galbeedka gobbolka Jubbada Hoose kuwaasoo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda KMG oo gacan Militari ka helaya kuwa Kenya iyo Al shabaab, illaa iyo haddana ma muuqato rajo ay dadkaasi ka qabaan in ay dib ugu laabtaan degaanadii ay ka soo barakaceen maaddaama wali dhinacyadii dirirtu u dhexeysay ay isu hor fadhiyaan goobihii ay ku dagaalameen.

Qadar Maxamuud Xareed/AA/MG

Previous Post

Bukaano barakacayaal ah oo la gaarsiiyay deeq daawooyin ah

Next Post

WASAARADDA CAAFIMAADKA PUNTLAND OO KORMEERTAY GOOBO AY KA JIREEN CAAFIMAAD DARRO

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
WASAARADDA CAAFIMAADKA PUNTLAND OO KORMEERTAY GOOBO AY KA JIREEN CAAFIMAAD DARRO

WASAARADDA CAAFIMAADKA PUNTLAND OO KORMEERTAY GOOBO AY KA JIREEN CAAFIMAAD DARRO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-SEP-2026

IDAACADDA 11-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo