Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaal ku dhibaataysan laascaanood

Radio Ergo by Radio Ergo
May 8, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Barakacayaal ku dhibaataysan laascaanood
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankBarakacayaasha ku nool gudaha  magaalada Laascaanood ayaa waxaa la soo dersay dhibaatooyin’ dhibaatooyinkan oo ay ugu daran yihiin  dhanka hoyga nolosha iyo caafimaadka, waxay ka cabanayaan waxaa ka mid ah roobabka d`aya oo hoyga ay ku jiraan uusan ahayn mid u adkaysan kara xiliga uu roobku da`ayo.

Geesta kale dadkan ayaa waxay qabaan dhibaatooyin dhanka caafimaadka ah iyo xanuunno wax laga qaban waayay, iyagoo aan heli karin dhaqaale ay ku geeyaan isbitaallada laascaanood dadka ka xanuusada,  waxayna ka codsadeen guud ahaan umadda soomaaliyeed in laga caawiyo dhibaatdan haatan ay ku jiraan oo ay ugu sii daran tahay dhanaka hoyga.

Dadkan ayaa waxaa ka muuqata dhibaato badan oo dhanka nolosha ah, mana jiraan illaa iyo hadda wax la soo gaadhsiiyay oo caawino ah, inkasta oo ay jiraan hay`ado marmar wax soo gaadhsiiya. dadkan ayaa badankood waxay isgu jiraan dadka magaalad hore u dagganaa iyo barakacayaal ka soo qaxay koonfurta soomaaliya, waxayna ka codsadeen hay`adaha wax caawiya in caawinaad lala soo gaadho.

Mar uu u warramayay Raadiyo Ergo Aadana xasan oo ka mid ah barakacayaasha magaalada laascaanood ayaa wuxuu yiri: “Haddaan nahay dadkan qoxootiga ah waxa nahaysa saboolnimo daran manajiraan waxa aan cunno, aniga waxaan ka soo qaxay magaalada Baydhabo, halkan caawinaad kuma helno aniga hadda waxaan samaynayaa saambuus aan nolosha karaadsado, aniga iyo qoyskaygaba xaaladda aan hadda ku jirno waa mid aad u liidata waxaan ka codsannay hay`adaha gargaarka inay na soo caawiyaan.”

Sidoo kale warad  Cabdi Xuseen oo u warramaysay Ergo ayaa waxay tidhi: “Annaga waxaan haysanno ma jirto, maalina waan helnaa waxaan cunno maalinna waan waynaa, aniga waxaan ahay hooyo deegaanka mana soo barakicin, laakiin nolol xumo ayaa nagu haysata magaalada laascaanood gudeheeda dhibaato badan baa nahaysa, marka caawino mahaysanno mana isoo gaadho caawinada la bixiyo waan maqlaa uun.”

Abdikarin Olol/FM

Previous Post

Ganacsiga xuduudaha oo soo hagaagay kaddibmarkii waddooyin ay furmeen

Next Post

SAADAASHA HAWADA IYO ROOBABKA SOOMAALIYA

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
SAADAASHA HAWADA IYO ROOBABKA SOOMAALIYA

SAADAASHA HAWADA IYO ROOBABKA SOOMAALIYA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-SEP-2026

IDAACADDA 11-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo