Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

Mandheera. abaaraha iyo colaadaha gedo oo saameeyey cuntada iyo ganacsiga

Radio Ergo by Radio Ergo
September 21, 2011
in Cunto-Yaraanta
0
Mandheera. abaaraha iyo colaadaha gedo oo saameeyey cuntada iyo ganacsiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMandheera waa magaalo ku taala gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya ,waxana ay soohdin dhuleed la leedahay magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo Soomaaliya, waxaana mudooyinkii ugu dambeeyay suuqyada magaaladaasi hareeyay sicir barar ku yimid dhamaan noocyada kala duwan ee badeecooyinka lagu iibiyo.

Waxaa durbaba cirka isku shareertay qayla dhaanta ka soo yeereysa dadka ku nool magalada Mandheera kuwaasoo sheegay in sicir bararku saamayn xoogan ku yeeshay noloshooda.

Qaar kamid ah ganacsatada yaryar ee ku ganacsata suuqa magaalada Mandheera ayaa Radio Ergo uga waramay xaaladda sicir bararka waxanay sheegeen in ay aad u dareemeen.

Maxamad Xaani,waa ganacsade iibiya waxyaabaha uduga iyo kuwa la isku qurxiyo,wuxuu sheegay in ay iska hor yimaadeen ganacsatada iyo dadka shacabka ,taasoo ay ugu wacantahay sicir bararka  isagoona sheegay in dadku ay  u haystaan sare u kaca inay masuul kayihiin ganacsatada taasoo uu sheegay in aysan sax ahayn.


“Sababaha ugu wacan ee sare ukaca keenay waa qiimaha shilinka Kenya oo hoos u dhacay iyo shirkadaha an alaabaha ka soo iibsano ee dibadda oo qiimahodu sareeyo ayuu yiri Maxamad Xaani oo ah ganacsade iibiya waxyaallaha haweenku isku qurxiyaan”.

Gancsiga alaabta alektaroonikada ah ayaa ka mid ah waxyaabaha  qiima kororka suuqyada degmada  Mandheera wakhtigaan saameeyey.


“qalabka korantada waxa uu qeyb ka yahay waxyabaha sare u kaca ku yimid hadii aan macaamiisheena u sheegno dhibaatooyin ganacsina waan kala kulanay taasina waxa ay saamayn ku yeelatay nolosheena sidaana waxaa Radio Ergo u sheegay Isaaq C/laahi oo ka mid ah ganacsatada ka ganacsata qalabka korantada.”

Sicir bararka ku yimid badecooyinka waxa ay saamayn ku yeelatay nolosha bulshada gaar ahaan dadka danyarta ah iyo xoogsatada, Cali dhuux waa farsamayaqaan ka shaqeeya cillad bixinta qalabka korantada gaar ahaan talefoonada gacanta, wuxuu waxa uu sheegay in sicir bararkaan ay saamayn ku yeelatay nolosha qoyskiisa,Cali ayaa sidoo kale sheegay in qalabka ay ku badalaan madaxyada taleefonada uu qiima koror ku yimid, taasoo uu sheegay in si xoog leh ay u dareemeen.

Waxyabaha qiima kororka laga dareemay suuqyada Mandheera waxa kamid ah dharka, Cumar Xirfadle waa ganacsade noocyada kala duwan ee dharka ku iibiya suuqa weyn ee Mandheere waxa  uu sheegay in ay ku wareereen is badalka lacagta doolarka iyo qiima dhaca shilinka Kenya .
Maxamad yuusuf waxa uu ka midyahay ganacsatada iibisa bagaashka iyo cuntada waxa uu ku micneynayaa sare u kaca ku yimid cunada iyo bagaashka inay ugu wacatahay  raashinka loo adegsado samafalka oo laga iibinayo suuqyada taasoo keentay in badecadi circa isku shareerto.

 Dhamaad

Nuur Cali

Previous Post

Odayaasha Ceelwaaq: Shan kun oo qof ayaa barakacay

Next Post

Cabashooyinka barakacayaasha abaaraha Muqdisho oo sii kordhaya

Related Posts

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd

June 13, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraley ku nool Galgaduud oo wajahaya nolol xumo markii gubay beero ay ku tiirsanaayeen

June 12, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada

June 4, 2026
blank
Caafimaadka

Cudurka Sonkorowga oo saamayn nolol xumo ku haya qoysas danyar ah oo ku nool Gabiley

June 3, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

May 22, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Cabashooyinka barakacayaasha abaaraha Muqdisho oo sii kordhaya

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 14-JUN-2026

IDAACADDA 14-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 14-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-JUN-2026
June 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-JUN-2026
June 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-JUN-2026
June 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-JUN-2026
June 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-JUN-2026
June 10, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo