Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Odayaasha Ceelwaaq: Shan kun oo qof ayaa barakacay

Radio Ergo by Radio Ergo
September 21, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Odayaasha Ceelwaaq: Shan kun oo qof ayaa barakacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank Odayaashani iyo Waxgaradkani ka soo jeeda degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo la soo xariirey Warbaahinta ayaa waxaa ay ka deyriyeen xaalada nololeed ee iminka ay ku sugan yihiin kumanaan Qoys oo ku barakacay dagaaladii dhowaan ka dhacay degmadaasi,iyagoona sheegaay Qoysaskaasi oo markoodii horeba la daala dhacayey dhibaatooyinka ka dhashey Abaaraha in intooda badan haatan ay ku nool yihiin xaalado qalafsan,iyagoona ku biirey Xeryo Qaxooti ah oo ku yaala magaalada Ceelwaaq Kenya,halka kuwa kalena ay u carareen Tuulooyinka u dhow dhow degmadaasi.

Nabadoon Ibraahin Aden Xuuriye oo ka mid ah Odoyaasha degmada Ceelwaaq oo la hadlayey Idaacada Ergo ayaa waxaa uu walaac ka muujiyey dagaalkii ugu dambeeyey ee dhowaan ka dhacay degmadaasi in uu sababay barakac xoogan oo soo gaarey dad uu ku sheegay ilaa shan kun oo qoys oo ku noolaa degmadaasi,isagoo sheegayna dagaalkaasi in uu si aada ah  u saameeyey nolosha dadkii danyarta ahaa ee ku noolaa degmadaasi.

Qoysaskaasi faraha badan ayuu Qaarkood tilmaamay in ay u barakaceen gudaha Kenya halka kuwa kala ay dhibaatooyin ba’an ku haystaan deegaano hoos yimaada degmada Ceelwaaq oo xilliagni ay ka taagan yihiin dhibaatooyin adag oo dhinaca nolosha ah. isagoo hoosta ka xariiqay in xoolihii dadka ay dhaqan jireen ay intooda badan ku baaba,een abaaraha ku dhuftay gobolka.

Gobolka Gedo oo ka mid ah Gobolada ay la degeen dhibaatooyinka Abaaraha ee saameeyey nolosha dadka iyo Duunyada ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa uu magan u noqday dagaalo u dhaxeeay Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo iyo Xarakada Al Shabaab taasi oo sababtay dhimasho, dhaawac iyo barakac ay sameeyeen dadkii danta yaraa ee ku noolaa gobolkaasi.

 

A Salihi

Previous Post

Odyaasha Ceelwaaq, “Shan kun oo qof ayaa ku barakacay”

Next Post

Mandheera. abaaraha iyo colaadaha gedo oo saameeyey cuntada iyo ganacsiga

Related Posts

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku hanti beelay colaad oo Muqdisho ku wajahaya nolol xumo

August 5, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, hoy la’aan iyo dayac ku haysta Baladwayne qoys la barakiciyay

August 3, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shaqo la’aan ku dhacday dad xeryaha Gaalkacyo ka samayn jiray wacy-galin bulsho

August 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qorshe lagu horumarinayo Muqdisho oo shaqo la’aan biday barakac iyo danyar

July 14, 2026
Next Post
Mandheera. abaaraha iyo colaadaha gedo oo saameeyey cuntada iyo ganacsiga

Mandheera. abaaraha iyo colaadaha gedo oo saameeyey cuntada iyo ganacsiga

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18-AUG-2026

IDAACADDA 18-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 18-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-AUG-2026
August 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-AUG-2026
August 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-AUG-2026
August 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-AUG-2026
August 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-AUG-2026
August 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo