Nin kamid ah dadka ku soo barakacay abaar ka jirtay gobolka Mudug, ee Gaalkacyo tagay ayaa billaabay xirfad bir-tumis ah,...
Boqollaal qoys oo ku nool xerayaha lagu barakacay ee Ceelwaaq ayaa ku guriyihi waxaa ka dumiyey room mahiigaan ah. dadkan...
Tuulada Carra-case oo ka tirsan degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, waxaa bishii hore ka curtay roobka dayrta. Cabdinuur Axmed Xaashi,...
Tuulooyin dhowr ah oo hoostaga degmada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe, waa dhul dadka deggan ay noloshooda ku tiirsan tahay...
Ilaa 4 iskuul oo ku yaalla magaalada Gaalkacayo ayaa waxbarasho bilaash ah siiyay caruurta qoysas kasoo barakacay abaaraha oo soo...
Halkan ka dhegeysa xubinta qiimaha xoolaha oo maanta aan ku eegeyno Seyladaha Jowhar, Widhwidh iyo Buuhoodle, waxaa soo jeedinaysa Waris...
Dadka naafada ka ah xubnaha jirka sida, gacmaha iyo lugaha, ee ku nool kaam ku yaalla deegaanka Taredishe ee duleedka...
Qodobada aad ku maqli doontaan barnaamijka Ogaal waxaa kamid ah:- Xoolo dhaqato ku nool galbeedka Hargaysa oo ka faa'iidaysatay caws...
Roob xoogle oo ka da'ay magaalada Baydhabo toddobaadkan ayaa saamayn ku yeeshay in ka badan kun qoys oo abaraaha ka...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo