Halka aad sawirkaan uga jeedaan waa bartamaha wabiga shabeelle qeybta buundada kala barta xaafadaha Jowhar, Jooga wabiga wuxuu gaarayaa 8.8m...
Hay'adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay ee Unhcr ayaa shalay si toos ah ugu dhawaaqday in 31-ka bisha March ee soo...
In kabadan 350 qoys ayaa degay dhul degmeysiin ah oo ku yaalla deegaanka Xaarxaarka ee duleedka Gaalkacyo. Dhulkaan wuxuu ahaan...
Tallaalka la hortagga cudurka daacuunka ayaa markii ugu horreysay laga billaabay degmada Afmadow iyo deegaanno hoostaga. Waxaa qorshuhu yahay in...
Bishii Janaayo ee ina dhaaftay bartamaheedii waxaa hay'adda qaxootiga qaramada Midobay ee UNHCR ay Baydhabo iyo Muqdisho u qaaday qaar...
10 tuuloo oo ka tirsan degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa lagu soo waramayaa inay taagan tahay biyo la’aani, tan...
Fatahaad ay biyaha Jaanka Caluula ku sameeyeen xaafaddaha xeebta ee degmadaas ayaa baragkiciyay in ka badan 80 qoys oo ay...
Qoysaska xoolo-raacatada ah ayaa ka kala yimi Garday, Laasco-cayr, Qalaalqalle, Afgaduudle iyo Laascaano ayaa tegay qaybo ka mid ah gobolka...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo