Qoysas dan yar ah oo ku ganacsanayay suuqa Gobanimo ee magaalada Hargeysa ayaa laga burburiyay, kaddib markii ay dowladdu sheegtay...
“Maanta 12 maalmood biyo il may saarin xoolahayga, meel aan ka keenana ma garanayo, waxaan u dhamaanaynaa haraad” Waa Ibraahim...
Wasaaradda caafimaadka ee Somaaliya ayaa amar ku siisay laamaha amaanka inay daba gal ku sameeyaan sahay loogu tala galay in...
Qaabkan ayaa u fududaynaya dhalinyarada inay si fudud ku ogaadaan hadba shaqada markaas ka bannaan. Waxaa ilaa hadda is diiwaan...
Dadkan oo ah 11 qof oo isug jira rag iyo dumar, ayaa laga dejiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho. Waxay warbaahinta u...
Koox ka socota ururka bisha Cas ee Soomaaliyeed ayaa sheegaya in iyagoo ka jawaabaya dhibaato ka jirta degaanka Galo oo...
Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose 54 carruur ah ayaa loo seexiyey isbitaalka magaalada xanuun cudurka jadeecada ah. Qaar badan...
Cudurka daacuunka ayaa ka jira ismaamulka Garisa iyo kan ay deriska yihiin ee Tanariva, isbitaalka magalada ayaana ilaa hadda 8...
Degmada Tiyeeglow oo Baydhabo ka xigta waqooyi 270km ayaa waxaa dadkii deganaa ay danta ku khasabtay inay u soo barakacaan...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo