Deegaanka Bacaadwayne oo ku yaalla koonfurta gobolka Mudug ayaan lahayn xarrumo caafimaad oo wax ka qaban kara baahiyaha deegaankaas ka...
Tallaalka waxaa iska kaashanaya Wasaaradda Caafimaadka DFS, WFO iyo UNICEF, wuxuuna qorshuhu yahay in la gaarsiiyo 4.7 milyan oo...
Dadkan ayaa noloshooda ku maareeya waxa ay ka helaan ganacsiyo yar-yar oo ay ka samaysteen kaamamka barakacayaasha ee ku yaala...
Dadkan oo muddo sanad ka badan ku sugan magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaaduud ayaan helin cid caawisa. Weriyaha Radio Ergo...
Wasiirka biyaha iyo macdanka Hirshabeelle Axmed Muse ayaa sheegay in dadka xoolo dhaqatada ahaa ee u soo barakacay webiga jiinkiisa...
Caadiyan xanuunka isku-furanku waa mid ku dhaca hooyada umulaysa, haddii ay wayso qof khibrad u leh umulinta ama haddii ay...
Sagaal Carruur ah ayaa cudurka Jadeecada ugu geeriyooday deegaanno ka tirsan gobolka Mudug. Labo ka mid ahaa carruurtaas waxay ku...
Magaalada London waxaa maanta ka dhacay shir ku saabsan sidii loo qaabayn lahaa gargaarka la siiyo Soomaaliya, shirkaan oo ay...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo