carruurtan oo dhiganaysay dugsiyada hoose iyo dhexe ayay waxbarashadu ka joogsatay kaddib markii lacag laga dhigay iskuullada ay dhiganayeen oo...
Dad hor leh oo isugu jira xoolo dhaqato iyo beeraleey abaartu xoolo tirtay ayaa ku biiraya barakacayaasha ku jira xeryaha...
Isbitaalka qaaxada ee Burco ayaa sheegaya in dadka xoolaha ka dhamaadeen ee qaba cudurka ay dhibaato ku tahay inay dhakhso...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Cali Fiqi ayaa sheegay in inta u dhaxaysa 2 ilaa 3 kun dhalinyaro Soomaaliyeed...
144 qof oo ah Soomaali qaxooti ku ahaa dalka Yemen ayaa shalay ka soo degay dekada magaalada Berbera. Dadkan oo u...
Qoysaska danyarta ah ee ku nool magaalada Laascaanood, qaar kamid ah waxay noloshooda ku tiirsan tahay shaqada ay u soo...
Tan iyo markii webiga Shabeelle qalalay waxaa shaqo la'aani ku dhacday boqolaal qof oo ka jilaaban jiray webiga, iyadoo ay...
Boqolaal qof oo cusub ayaa soo gelaya xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyadoo aysan jirin wakhtigaan wax diwaan gelin ah oo...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo