Wiil dhallinyaro ah oo sagaal sano ka hor isagoo darbi jiif ah laga soo waday waddooyinka magaalada Boosaaso, lana geeyey...
Saddexkun oo carruur ah ayaa qabta shaqooyin kala duwan gudaha magaalada Hargeysa. Carruurtaas, waxay ka soo jeedaan qoysas danyar ah....
Ilaa 80 arday ayaa muddo labo bil ku dhow xaadirayo ugsi waxbarasho bilaash ah bixinayo oo dhowaan laga hirgeliyay deegaanka...
Iskuul wax lagu barayo haweenka ku soo cayrtoobay abaaraha ee ku sugan Buuhoodle ayaa hadda ay wax ku bartaan 170...
Barafisoor Muuse Shaaciye waa khabiir dhinaca webiyada iyo biyaha ah, wuxuuna sheegayaa in xilligaan uu webiga Shabeelle biyo keenay, biyaha...
Qoysaskan ayay qaarkood kaamka yimaadeen dhowrkii bilood ee ugu dambeeyey, kuwaas oo ku soo cayroobay abaaraha. Waxay ka cabanayaan inaanay...
Dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay waxaa biyo la’aan ay soo wajahday, xoolo-dhaqato iyo dadka deegaanno dhul-daaqsimeed ah oo ku...
In kabadan 1400 oo carruur ah ayaa waxbarasho la’aan noqday kaddib markii iskuuladii ay dhigan jireen ay uga tageen abaaro...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo