Shir caalami ah oo looga hadlayay horumarinta beeraha Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Shirka waxaa lagu soo bandhigay...
Ilaa 7 kun oo beeraley ah oo ku nool deegaannada maamulka Koonfur-galbeed, ayaa isu diyaarinaya inay dib ugu laabtaan dhul...
Deegaanka Lafweyne oo 30 km u jira degmada Xuddun ee gobolka Sool, dadka nool gaar ahaan haweenka umulaya maysan haysan...
Cudurka shuban Biyoodka ayaa ka dilaacay Xeriyaha Dadka soo barakacay ay ku jireen ee kuyaala Magaalada Diinsor ee Gobalka Bay,...
Waxaa dib furmay todobaadkii tegey jidka xiriiriya Burco iyo Buuhoodle oo colaado 8 sano jiray ku xirmay. Jidkaan oo ahaa...
Waraysi ay Raadiyo Erog la yeelatay madaxa qaybta TB-da ee wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Abuukar Diini,...
Arrintan ayaa ka dambaysay kaddib markii webiga Jubba uu biyo badan keenay horraantii bishan isla markaana beeraleyda degmada Baardheere ay goostaan...
2414 arday oo dhiganaysay dugsiyada hoose, dhexe iyo sare ayay waxbarashadu ka joogsatay kaddib markii ay shaqo joojin sameeyeen macalimiinta...
Guddoomiyaha degmada Afmadow Maxmed Dhaqane Cabdi ayaa radio Ergo u sheegay in dadka deegaanka ay ku diirsadeen roobabka, guddoomiyaha ayaa...
Xeryaha lagu barakacay ee duleedada Muqdisho waxaa imanaya dad cusub oo ka soo barakacaya meelo kala duwan oo gobolka Shabeellaha...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo