In kabadan 20 arday ayaa ku sumoobay jallaato ay cuneen. Waxaa ardaydaas la geeyay isbitaal Keydsaney. Maxamed Xaashi Tawakal ayaa...
Haweenkan oo tiradoodu ay boqol gaarayso, ayaa ganacsiyo yar yar ka samaystay gudaha degmada Doolow ee gobolka Gedo. Maamulka degmada...
Iyadoo toddobaadkan qaar ka mid ah gobollada Soomaaliya laga bilaabayo tallaalka cudurka daacuun caloolaha, ayaa qorshuhu yahay in boqollaal carruur...
Dumar badan oo ah kuwii ku soo barakacay abaarihii u dambeeyay ka Somaliland, oo hadda ku nool kaam ku yaalla...
Qoysaskan oo kun gaaraya ayaa mid walba loo dhisay aqal laba qol ka kooban. Waxaan arrintaas iska kaashaday waaxda barakacayaasha...
950 nin oo ka xoogsada biraha tumista ayaa shaqo la’aani ku dhacday lixdii bilood ee u dambeeyay, kadib markii ay...
Hay'adda Islamic Relief ayaa Mashaariic isugu jira goobo waxbarasho, xarumo caafimaad iyo ceelal biyood ka samaysay tuulooyin hoos yimaada Dhadhaab oo...
Muna Magan oo Hargaysa ku nool ayaa samaysay shirkadda Rayaan Organic oo soo saarta kareemadii loo doonan jiray Dalka dibaddiisa....
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo