Hay’adda Islamic Relief ayaa Mashaariic isugu jira goobo waxbarasho, xarumo caafimaad iyo ceelal biyood ka samaysay tuulooyin hoos yimaada Dhadhaab oo dadkii deggannaa ay abaartu saamaysay
Cabdullahi Sheikh Maxamed oo ah madaxa Islamic Relief ee Dhadhaab ayaan la xiriirnay waxna ka wayddiinay mashaariicdan ay sameeyeen, weriyaha radio Ergo Maxamed Saciid Yemeni ayaa waraystay.










