Gudoomiyaha degmada Cadaado Cabdilaahi Cabdilqaadir ayaa Ergo u sheegay in laba carruur ahi ku dhinteen markii ay liqeen hogag afkoodu...
Toddobaadkii ugu dambeeyey ayay saraakiisha saldhiga booliiska ee magaaladu sheegeen in ay dheceen toddobo kiis. Waxaana loo aanaynayaa arrintan dadka...
1,500 oo qoys oo degganaa xerada Daryeel ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay soo food saartay cabsi kadib markii labbo...
340 qof ayaa ka shaqaysta gaalkacyo kuwaas oo qabta shaqooyin kala duwan sida ka shaqaynta dhismaha, la bixidda dhagaxa, u...
Talaal socday lix maalmood oo cudurka dabaysha ah ayaa maanta oo jimce ah ku soo gebageboobay Muqdisho. iyadoo laga fuliyey...
Ilaa 4 kun oo qoys oo ku nool dhulalka miyiga ah eek u xeerah deegaanka Bitaale oo Gaalkacyo u jira...
Inta la xaqiijiyey qof ayaa ku dhintay halka 2 kalena ku dhaawacmeen markii ciidamo hubaysani ay si xoog ah saaka...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo