340 qof ayaa ka shaqaysta gaalkacyo kuwaas oo qabta shaqooyin kala duwan sida ka shaqaynta dhismaha, la bixidda dhagaxa, u shaqaynta maqaayadaha, xamaaliga, iyo kuwa ganacsiyo yar yar furtay. Weriyaha radio Ergo Jibriil Cismaan ayaa warbixintan Gaalkacyo ka soo diray.










