Magaalada Hargeysa waxaa ka dhisan mashruuca dhiirrigeliya hal abuurka ganacsiga iyo in ay dhallinyarada iyo dadka doonaya in ay sameystaan ganacsiga laga caawiya in ay ka dhabeeyaan hal abuurkooda ganacsiga.
Cabdalla Axmed Maxamed, waa madaxa mashruucan ee dhinaca kobcinta ganacsiga Soomaaliya ka shaqeeya u qaabilsan wuxuu ka warramayaa mashruucu kobcinta ganacsiga billowga ah iyo fikradaha hal abuurka ah ee dhaqaalaha. Maxamed Xasan oo Ergo ka tirsan ayaa wareystay.










