Ku dhowaad 400 oo qoys oo horey barakac ugu ahaa dulkeedka magaalada Jowhar ayaa mar kale barakacay, kaddib markii guryohoodii...
Saleebaan Aadan Maxamuud oo 60 jir ah, waa nin ku nool magaalada Hargaysa, muddo siddeed sano ah ayuu ku shaqaystaa...
Ilaa saddex buundo oo biyaha ka saari jiray magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud ayaa xirmay, kaddib markii roobab halkaas ka...
300 oo qoys oo barakac ku ah deegaanno hoos yimaada magaalada Boohoodle oo abaaraha ku waayay xoolihii ay lahaa ayaa...
In ka badan 800 oo qoys oo xoola-dhaqatada ah oo ka soo hayaamay deegano ka tirsan Mudug iyo Nugaal ayaa...
Gudoomiye ku xigeenka gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaashi, ayaa sheegay in fatahaado ka dhacay meelo kala duwan oo gobolka ah...
Ganacsiga lo’da ee suuqa Baydhabo ayaa noqday mid si heer sarreeya ah ku socda. Dallaaliinta kala iibiya xoolaha ee jooga...
600 oo qoys ayaa shaqo-abuur loo sameeyay, $500 ayaa qoys walba la siiyay, waxaana hadda shaqo bilaabay 450 ka mid...
Kiisaska kufsiga ee ka dhacay Somaliland ayaa kor u kacay afartii bilood ee u dambeeyay deegaanada Somaliland, siday sheegayaan daraasada...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo