Deegaannada koonfurta Sool waxay caan ku yihiin dooxooyin ay ka bixi jireen caws ay cunaan xoolaha. Dadka ku nool deegaannadaasna...
Waxaa magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi beri laga sameeyay barnaamij caafimad oo bilaash ah oo ay ka faa'ideysanayaan bulshada...
Tiro ku dhow 300 oo qof oo qabo cudurka qaaxada ayaa saddexdii bilood ee u dambeysay, iska diiwaangeliyey, looga daweey...
Dadkan oo ka barakacay dagaala u dhaxeeyay labo qabiil ayaa gaaray deegaanka Dhagax-isgurro, waxaan halkaas ku haysta biyo iyo cunno...
Wacyi gelintan oo loo sameeyay 4,500 oo qoys xoolo-dhaqato ah waxaa fulinaysay hay'adda Sareelba oo kaashanaysay wasaaradda caafimaadka maamulka Hirshabeelle....
Wasaaradda caafimaadka Puntland, ururka dakhaatiirta iyo guddiga hubinta caafimaadka Puntland ayaa go’aan ka soo saaray xayaysiinta dakhaatiirta iyo daawooyinka ee...
Ganacsatadan oo aan horay u haysan gabbaad ay maalintii qoraxda ka harsadaan ayaa ka faa’idaystay geedo ay si iskaa wax...
Ibraahim Nuur Iimaan oo ah 25 sano jir naafo ah, wuxuu maalintii siddeed iyo tobonaad shaqadiisa oo uu garguurad ku...
Nin magaalada Garoowe muddo 28 sano ah ka shaqeynayey dhir beerista, oo ka warramaya sababihii ku kalifay in uu howshaas...
Mas'uuliyiinta waxbarashada ee gobolka waqooyi-bari Kenya waxay walaac ka muujinayaan tiro badan oo ardayda gaaray heerka waxbarashada oo aan iskuullada...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo