Dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha ee maanta oo aan ku soo qaadaneyno suuqa xoolaha ee degmada Baardheere ee gobolka Gedo, waxaana...
Wararka qiimaha xoolaha oo aan kaga hadalno suuqyada xoolaha lagu iibiyo ee magaalooyinka Soomaaliya waxaan maanta ku soo qaadanaynaa suuqyada...
Xubinta Qiimaha Xoolaha waxaan ku soo qaadaneynaa maanta qiimaha lagu kala gadanaya xoolaha ee seyladaha magaalooyinka Burco, Berbera, Shiikh iyo...
Xubintan oo aan ku soo qaadanno kala iibsiga xoolaha sayladaha magaalooyinka soomaaliya waxaannu ku eegaynaa sayladda magaaalda Gaalkacyo. Waxaa sooo...
Waxaan maanta ku soo qaadanaynaa sayladaha Laascaanood iyo Xudun oo ka tirsan gobolka Sool. Waxaana soo diray soona jeedinaya weriyaheena...
Dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha oo maanta aan ku eegeyno seyladda xoolaha ee Guriceel, waxaa soo jeedinaya Cabdirisaaq Haarijow.
Dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha ee maanta oo aan k soo qaadaneyno suuqa Muqdisho. waxaana soo jeedinaya Munasar Maxamed Cabdi.
Xubinta Qiimaha Xoolaha, waxaan ku soo qaadaneynaa maanta wararkii u dambeeyey ee qiimaha xoolaha lagu kala siisanaya sayladaha degmooyinka Afgooye...
QIIMAHA XOOLAHA MAGAALADA BALEDWEYNE QIIMAHA GEELA SUUQA NEEF NOOC HEERKA USD Baledweyne Geel Qaliinka Heerka 1-aad $900 Baledweyne Geel Qaliinka...
Xubintan waxaan ku soo qaadannaa qiimaha lagu kala iibsanayo xoolaha ee suuqyada magaalooyinka Soomaaliya
IDAACADDA 15-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo