Xubinta Qiimaha Xoolaha, waxaan ku soo qaadaneynaa maanta wararkii u dambeeyey ee qiimaha xoolaha lagu kala siisanaya sayladaha degmooyinka Afgooye iyo Salagle ee ka tirsan gobollada Shabeellaha dhexe iyo Jubbada dhexe.
Halkan ka dhegeyso xubinta oo uu nala socodsiinaya Maxamed Xasan.








