Xubinta Qiimaha Xoolaha waxaan ku soo qaadaneynaa maanta qiimaha lagu kala gadanaya xoolaha ee seyladaha magaalooyinka Burco, Berbera, Shiikh iyo Beledweyne.
Weriyeyaasheena Burco iyo Beledweyne ayaa noo soo kala diray, waxaana ku horreynayo Sidiiq Yuusuf Khalad oo Burco kula kulmay qaar kamid dilaaleyda xoolaha iyo Jamaal Cali Yare oo isna ka soo warramaya Burco.








