Isbitaalka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa adeegyo caafimaad oo bilaash ah u sameeyey boqollaal qof oo ka kala yimid gudaha degmada iyo deegaannada hoostaga.
Adeegyada uu isbitaalka sameeyey waxaa kamid ah kuwa dumarka dhalayo, gaar ahaan haweenka ay ku adkaato in ay dhalaan oo ay noqota in la kala badbaadiyo.
Haddaba warbixin arrintaas ku saabsan waxaa noo haya Maxamed Xaashi.









