Dhegeyso qiimaha xoolaha oo aan ku eegno sicirka xoolaha ee qaar ka tirsan seyladaha Soomaaliya. Maanta waxaa soo jeedinaya Axmed...
Qiimaha Xoolaha suuqyada Soomaaliya, waxaan maanta ku soo qaadanaynaa suuqa Buuhoodle ee xoolaha lagu iibiyo. Khadar Cawl ayaa soo diyaariyay.
Halkaan ka dhegeyso qiimaha xoolaha ee maanta oo aan ku soo qaadanayno sayladda Burco ee gobolka Toghdeer iyo Matabaan oo...
Qiimaha Xoolaha suuqyada Soomaaliya, waxaan maanta ku soo qaadanaynaa suuqa magaalada Laascaanood ee xoolaha lagu iibiyo. Farah Dubad ayaa soo...
Waxaan ku eegeynaa maanta seyladda xoolaha ee magaalooyinka Jowhar iyo Boorama. Waxaana nala socodsiinaya weriyeyaasheena Maryan Sheekh Cabdi iyo Cabdalle...
Dhegeysa xubinta qiimaha xoolaha ee suuqyada Dhuusamarreeb iyo Burtinle. Weriyeyaasha Raadiyo Ergo ee Guriceel iyo Garoowe Cabdirisaaq Xirsi iyo Cabdiraxmaan...
Qiimaha xoolaha ee sayladda magaalada Luuq ayaan maanta ku eegaynaa wararkeena qiimaha xoolaha, waa kan weriyaheena gobolka Gedo Axmed Cumar...
Xubintan oo aan kaga hadalno qiimaha xoolaha suuqyada Soomaaliya waxaan maanta ku soo qaadanaynaa suuqyada magaalada Buuhoodle ee xoolaha lagu...
Qiimaha Xoolaha waxaan kusoo qaadaneynaa Seyladda Xoolaha ee Burco. Waxaa halkaasi kasoo direy Siddiq Yuusuf Khalaf.
Dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha ee suuqyada Caabudwaaq oo Galgaduud ah iyo deegaanka Waaciye oo ka tirsan degmada Qardho, oo aan...
IDAACADDA 15-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo