Dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha ee suuqyada Caabudwaaq oo Galgaduud ah iyo deegaanka Waaciye oo ka tirsan degmada Qardho, oo aan ku wareysannay dallaaliinta xoolaha kala iibiya ee jooga seyladahaas. Waxaa wareystay weriyeyaasheenna Garoowe iyo Guriceel, Cabdirahmaan Xaaji iyo Cabdirisaaq Haajirow.








