Shuceyb Cabdiraxmaan Muxumed waa 17 sano jir ku nool magaalada Hargeysa, waa hal-abuur curiya suugaanta maansooyinka, Jacburka, riwaayada iyo Badalida...
Haddii gabdhaha Soomaalida xilliyadii hore lagu amaani jiray, fardaha, geela, deegaanka, xilliyada barwaaqada iyo waxyaabo kale. Hadda waxaa soo kordhay...
Cilmi Jaamac Xasan, waa 65 jir ku nool tuulada ilka-cadeys, ee dhulka saraarta loo yaqaano ee gobolka Togdheer, waxayna magaalada...
Abwaan Cumar Cabdi Faarah (Jeelle) waa abwaan ku nool magaalada Kismaayo. Noloshiisii hore ee carruurnimada ilaa waqtigiisii dhallinyaronimo wuxuu ku...
Maxamuud Qalinle Liibaan waa ranjiile ku nool magaalada Hargeysa, wuxuu xirfaddaas ku shaqeysanayay 45-kii sano ee u dambeeyay. 1969-kii ayaa ...
Yuusuf Cismaan Cabdilaahi (Shaacir) waa abwaan, qoraa iyo suugaan dhaadhi ku nool magaalada Hargeysa oo arrimaha dhaqanka iyo suugaanta ku...
Abwaan Maxamed Cabdullaahi Gantaal, wuxuu ku nool yahay magaalada Kismaayo, waa abwaan tiriya suugaan kala duwan. Suugaantiisa waxaa ka mid...
Cawil Caalin Ciise (Uur-doox), waa Abwaan ku nool tuulada Gocondhaale oo ka tirsan degmada Buuhoodle. Waa abwaan tiriya maansooyinka iyo...
Khaliif Muuse Samatar (Sanyare), waa abwaan ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya. Wuxuu majaalillo suugaameysan ka sameeyay dhibaatada...
IDAACADDA 11-DEC-2024 by Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo