Cawil Caalin Ciise (Uur-doox), waa Abwaan ku nool tuulada Gocondhaale oo ka tirsan degmada Buuhoodle. Waa abwaan tiriya maansooyinka iyo gabaya. Weriyaheenna Buuhoodle Khadar Cawl Ismaaciil ayaa dhowaan booqday tuulada Wareysigaan ayuuna la yeeshay abwaan Uur-doox.






