Khaliif Muuse Samatar (Sanyare), waa abwaan ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya. Wuxuu majaalillo suugaameysan ka sameeyay dhibaatada qaadku uu u gaysto qoysaska ku nool qaxootiga.
Weriyaha Ergo ee Dhadhaab Axmed Nuur Yogol ayaa majaajiladaas ka wareystay abwaanka.






