Nin magaalada Garoowe muddo 28 sano ah ka shaqeynayey dhir beerista, oo ka warramaya sababihii ku kalifay in uu howshaas...
Gobollada Koofurta ayay wasaaradda beerahu sheegtay in beeralaydu ay si wanaagsan uga faa'iideysteen roobka sanadkan, hase ahaate ay jiraan suuq...
Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee maamulka Koonfur-galbeed ayaa dhowaan magaalda Baydhabo ka hir gelisay labo xarumood oo kala ah qeyb sheybaar...
Nin oday ah oo ku nool degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa nolol-maalmeedka qoyskiisa kala soo baxa iibinta noocyo kala...
(ERGO) - Mowliid Nuur Cumar oo ka mid ah beeraleyda ku nool deegaanka Carro-tuulka oo ka tirsan magaalada Gabiley, wuxuu saddexdii...
Beeraleyda galbeedka Somaliland ayaa ka cabanaya suuq la'aan haysata dalagyadii ay goosteen. Dalagyada ay suuqa geeyeen oo ay tacbadeen xilligii...
Qeybo badan oo waddanka Soomaaliya ah waxaa dhibaato ku haya bacda oo xooluhu ay cunaan ayna u dhintaan. Dr. Maxamed...
Sayladda xoolaha ee magaalada Buuhoodle ayaa maanta laga dareemayaa mashquulkii ugu badnaa maaddaama dadku gadanayaan adhiga qaliinka ah ee la...
Ciriiri badan ayaa laga dareemayaa suuqyada lagu kala iibsado xoolaha ee magaalada Buuhoodle. Xoolo-dhaqatada oo roob fiican u helay xoolohooda,...
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay waddo baaritaan ay ku sameynayso xoolo dhowaan dib looga soo celiyay boqortooyada Sacuudiga kuwaas oo...
IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo