Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda gobolka Shabeelaha Dhexe oo laga caawinayo dib-u-habeynta kanaalada waraabka

Radio Ergo by Radio Ergo
October 22, 2018
in Beeraha Iyo Xoolaha, Wararkii u Danbeeyay
0
Beeraleyda Baardheere oo goostay tabacii ugu horeeyay muddo sanado ah

Photo | Keyd/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Ergo: Beeraleyda ku nool afar tuulo oo hoos tagta degmada Jowhar ee gobolka Shabeelaha dhexe, ayaa laga caawinayaa dib u habeynta kannaalladii ku burburey fatahaadda webiga.

Waxaa laga hagaajinayaa meelaha uu wabigu ka jilicsan yahay, si looga hortago fatahaadda webiga, iyadoo la caro tuurayo hareeraha kanaalada iyo meelaha uu webiga ka jilicsan yahay.

Mashruuca lagu dhisayo kannaallada oo ah barnaamij cunto shaqo ku badalasho, ayaa waxaa ka faa’iideysanaya kun iyo lixdan iyo sagaal qoys, oo ay saameyn ku yeelatey fatahaaddii xiligi Guga ee wabiga Shabeelle.

Guud ahaan tuulooyinka wax laga qabanayo waa afar oo kala ah Gunbe, Banaaney, Baareey iyo Kaluundi, iyagoo sameynaya caro tuur iyo kanaal qodis.

Sida loo soo kala xulay waa Gunbe 288, Banaaneey 289, Kaluundi 246 iyo Baareey 246. Kaluundi iyo Baareey waxey sameynayaan caro tuur, halka Gunbe iyo Banaaney ay sameynayaan kanaal qodis.

Mashruucan ayaa soo socday illaa iyo bishii July ee sanadkan, iyadoo beeraleyda la siinayey cuntooyin kala duwan saddexdii bilood ee hore.

Bishii hore ee September iyo midan aynu ku jirno ee October, kaar u dhigma US $75 oo cunto ah, ayaa la siiyey beeraleyda.

Kaararka ayey la tagayaan beeraleyda baqaaro ay hey’adda WFP xiriir leeyihiin oo heysta mashiin, iyadoo loogu badalo bariis, sonkor, baasto, bur iyo caano boore.

Muxumad Ismaaciil, waa guddoomiye ku xigeenka guddiga beeraleyda ee tuulada Banaaney ee gobolka Shabeelaha dhexe, wuxuu sheegay in tuuladiisa ay kamid tahay kuwa kannaalada loo qodayo.

Tuuladiisa waxaa degan qoysas gaaraya illaa iyo 890, kuwaasoo 289 ka tirsan ay ka shaqeeyaan mashruuca.

“Dadka lasoo xulay ee qoysaska ka socdo waxey qodayaan 2 mitir, waxaa nalga kaalmeeyaa dhanka cuntada, si shaqadeena aan u qabsanno,” ayuu yiri Muxumed Ismaaciil.

Dadkan ayuu sheegay in markii mashruuca la billaabayay ay qaadan jireen masaggo oo kali ah, in kastoo bishii Septembar ee la soo dhaafay loo billaabay in lacagta US$75 la siiyo.

‘’Dadka, ka shaqaynaya mashuurcan waxaa soo xuley hoggaanka beeraleyda ee tuulooyinka, waxayna u kala qiimeeyeen sida ay u kala baahi badan yihiin.’’ ayuu yiri sarkaalka kasocda hey’adda Intersom.

Wuxuu sheegay in tuulooyinka Kaluundi iyo Baarey ay iyagu caro tuurayaan sagaal boqol oo mitir, oo ah dhulka webiga ku teedsan, dadkana la siiyay qalabka ay u baahan yihiin inay isticmaalaan.

’Waxaan ku dooranay tuulooyinkan afarta ah, waxay ahaayeen tuulooyinkii ugu darnaa ee fatahaaduhu saameeyeen, dhanka baahiyahoodana aan u gudbinay hey’adda, maaddaama ay wabiga hareerahiisa degan yihiin,’’ ayuu yiri mar kale sarkaalka Intersom

Mashruucan ayaa waxaa fulinaysa hay’adda Intersom, oo wakiil ka ah hay’adda cuntada adduunka WFP.

Sarkaal ka tirsan hay’adda Intersom oo ka shaqeynaysay barnaamijkan, ayaa sheegay in mashruucan uu ku eg yahay dhammaadka bishan, oo ay ku qodayaan afar km ilaa toddobo boqoloo mitir oo kannaalka dhexdiisa ah.

Wuxuu ka dambeeyay mashruucan markii ay ka duugmeen kanaallada ay ku waraabsan lahaayeen beeraha tuulooyin katirsan degmada Jowhar, waxaa hadda ay dadku u diyaar garoobayaan sidii ay u abuuran lahaayeen beerahooda.

 

Previous Post

Haweenka Puntland oo dadaal ugu jira sidii ay kuraas uga heli lahaayeen golaha wakiillada

Next Post

Dhageyso: Warka Qiimaha Xoolaha

Related Posts

Nin fursad ganacsi u beddelay fikrad uu ka helay dhageysiga Radio Ergo
Wararkii u Danbeeyay

Nin fursad ganacsi u beddelay fikrad uu ka helay dhageysiga Radio Ergo

July 9, 2026
Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen

July 3, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda

June 29, 2026
Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo
Cunto-Yaraanta

Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo

June 25, 2026
Next Post
Qiimaha xoolaha

Dhageyso: Warka Qiimaha Xoolaha

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-JUL-2026

IDAACADDA 09-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUL-2026
July 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUL-2026
July 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUL-2026
July 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo