(ERGO) - Cudurro ariga ka laynaya ayay maaro u la’ yihiin tan iyo bishii Diseemmber reer guuraa ku nool miyiga...
(ERGO) – Boqollal qoys oo xoola dhaqato ah ayaa biyo yari, cunno xumo iyo hoy la’aan ku wajahaya magaalada Lascanood oo...
(ERGO) - In ka badan sannad ka dib dagaal ka dhacay buuraha Calmiskaad ee Puntland, waxaa dadkii ka barakacay ay...
(ERGO) – Isbeddel nololeed iyo kobac dhaqaale ayay helaan tan iyo bishii December qoysaska 80 rag ah oo ku nool...
(ERGO) – Ku dhawaad 200 dhalinyaro ah oo isugu jira danyar iyo barakac ayaa qoysaskooda ka saaray nolol xumo markii ay...
(ERGO) – Waddo la’aan ayaa saamayn dhaqaale iyo mid nololeed ku haysa boqollaal beeraley ah oo ku nool deegaanno hoos taga...
(ERGO) - Afar boqol iyo sideetan qoys ayaa biyo yari, cunno xumo iyo hoy la’aan ku wajahaya duleedka degmada Ceel-dheer...
(ERGO) - Cunno xumo iyo biyo yari ay u dheertahay go’doon ayay ku wajahayaan xaafadda Xood oo 85 km u...
(ERGO) - Maxamuud Cabdi Makooma wuxuu ku naaloonayaa isbeddel nololeed iyo kobac dhaqaale oo uusan horay u haysan. Wuxuu ka...
(ERGO) - In ka badan 500 oo beeraley ah ayaa wajahaya dhaqaale xumo, cunno yari, daymo lagu yeeshay oo bixinteedu...
IDAACADDA 31-MAR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo