QIIMAHA XOOLAHA NOOL EE SUUQYADA SOOMAALIYA
Halkan ka dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha oo aan maanta ku eegayno sayladda xoolaha ee Boosaaso iyo Qardho, waxaa soo dirtay Faadumo Yuusuf Taxadar. Waxaa soo jeedinaya Cabdiraxmaan Taysir.
Read moreHalkan ka dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha oo aan maanta ku eegayno sayladda xoolaha ee Boosaaso iyo Qardho, waxaa soo dirtay Faadumo Yuusuf Taxadar. Waxaa soo jeedinaya Cabdiraxmaan Taysir.
Read more(ERGO) - Amal Cabdullaahi Axmed waa ardayad 18 jir ah oo aragga la’. Waxay dhigataa dugsi sare oo ku yaalla magaalada Muqdisho. Waxay isticmaali kartaa aaladaha casriga ah ee teknoolajiyada iyo...
Read moreSuperior education and learning during this country is swiftly becoming a need in the venture team rather than an extravagance. Inside past the consumers who had a secondary school instruction...
Read moreHalkaan ka dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha ee suuqyada magaalada Muqdisho iyo Buhoodle.
Read more(ERGO) - Gargaar cunto qeybin ah ayaa maanta oo Isniin ah lagu soo gabagabeeyay degmada Diinsoor ee gobolka Baay. Waxaa ka faa’ideystay 2,200 oo qoys oo ay haysatay nafaqo-darro iyo cunto-yari...
Read moreHalkaan ka dhegeyso qiimaha xoolaha ee suuqyada degmada Dhuusamareeb oo ah Galgaduud iyo suuqa deegaanka Boocame ee gobolka Sool.
Read moreDhallinyaro uu fadhigoodu yahay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa dhowr magaalo oo Soomaaliya ah ka wada olole ay dhallinyarada uga wacyigelinayaan halista tahriibka. Waxay kulamo la qaataan dhallinyarada...
Read moreRaxma Sheekh Cali haddii ay xanuunsato ama ay maalin shaqo soo waydo qoyskeeda oo ka kooban hooyadeed, aabbaheed labaad iyo afar carruur ah oo ka yaryar habeenkaas qatooyo ayay ku...
Read more(ERGO) - Dabeyl ayaa Mukhtaar Cali Isxaaq ka naafeysay qaarka dambe ee jirkiisa 44 sano ka hor. Laakiin taas kama hor istaagin inuu waxbarto oo uu shaqeysto si uu u maareeyo...
Read more27 November, 2015 SHABELLADA HOOSE Qoysas beeraley ah oo ay tiradooda gaareyso 1400 oo qoys ayaa toddobaadkan ku soo barakacay xeryaha ku yaalla inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo degmada...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo