Waraysi aan la yeelanay madaxa hawl galka hay’adda laanqayrta cas ee ICRC ee Puntland
Abaarta wadanka ka taagan ayaa maraysa meel xun, gurmadka jiraana ma ahan mid daboolaya baahida dadka iyo duunyadaba haysata. Haddaba Cabdifatah Fandhaal oo ah madaxa hawl galka ee hay'adda Laanqayrta cas...
Read more








