Biyo la’aanta oo sababtay in qiimaha biyuhu kordhaan
Qiimaha biyaha ayaa ka qaaliyoobay deegaannada Dacarta, Laasa Dacawo, Xagal iyo Laas ciid oo dhammaantoodba hoostaga magaalada Hargeysa ee Somaliland. Qiimaha lagu kala gata biyaha ayaa gaaray qiimo sare labadii...
Read more












