Maanta waxaan ku soo qaadanaynaa sayladaha xoolaha ee magaalooyinka Muqdisho iyo Buhoodle. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Xasan.
Read moreXeer ilaalinta Puntland ayaa sheegtay in xeer dhaqanka oo lagu xalliyo kiisaska kufisa in uu qayb ka yahay korarka tirada dumarka lagu xadguba ee ka dhaca deegaannada Puntland. Xeer ilaaliye...
Read moreKu dhowaad 4800 oo arday oo ka soo jeeda qoysas ku barakacay abaaraha ayaa markii ugu horraysay ka faa’iidaysanaya waxbarasho bilaash ah, Xeryaha lagu barakacay ee magaalooyinka Baardheere, Luuq, Doolow...
Read moreMaanta waxaan ku soo qaadanay seyladaha xoolaha ee magaalooyinka Garoowe iyo Jowhar. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Yamani.
Read moreMaamulka Koonfur-galbeed ayaa la wareegay gacan-ku-haynta isbitaalka Xudur oo muddo saddex sano ah ay adeegyadiisu u hakadeen maamul la’aan. Isbitaalka oo toddobaadkii hore uu maamulku geeyay saddex diyaaradood oo dawooyin...
Read moreCayayaan uu ka mid yahay ayax ayaa labadii bil ee u dambaysay baabi’yay qiyaastii saddex kun oo beer oo ku yaalla degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay. Beerahan waxaa ka baxayay...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo