Tallaankan oo ay iska kaashadeen hay'adaha WHO, UNICEF iyo wasaaradda caafimaadka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa socon doona muddo 5 maalmood ah, waxaana la qiyaasayaa in la gaarsiiyo...
Read moreIn ka badan in ka badan 2 kun oo neef oo isugu jira geel iyo Lo' ayaa si bilaash looga daweeyay cudurro ay ka mid yihiin garba'gooye, sambab iyo dhugato oo...
Read moreWaxaa waxbarasho la’aan ah ku dhowaad 2,730 carruur ah oo 670 ay gabdho yihiin kana soo jeeda qoysaska barakacayaasha, kadib markii la dumiyay 29 kii bishii Diseember afar iskuul oo...
Read moreDhul beereed ka badan 2500 oo hiktar oo ku yaalla degmooyinka Afgooye, Jannaale, Qoryeelay iyo Kurtunwaaray ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa baaba’ay biyo la’aan awgeed. Sida uu sheegay agaasimaha wasaaradda...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo