Qoysaska xoolo-raacatada ah ayaa ka kala yimi Garday, Laasco-cayr, Qalaalqalle, Afgaduudle iyo Laascaano ayaa tegay qaybo ka mid ah gobolka Mudug gaar ahaan tuulada Xaaro oo Gaalkacayo u jirta 160...
Read moreXubinta qiimaha xoolaha waxaan ku soo qaadanna qaar ka mid ah suuqyada magaalooyinka Soomaaliya maalin walba marka laga reebo maalinta axadda ah. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Xasan.
Read moreXero lagu barakacay oo hoy u ahayd in ka badan kun qoys ayay ciidamada dowladda Soomaaliya dhulka la simeen 29-kii bishan. Xeradan oo lagu magacaabo Kalkaal ayaa ku taallay degmada Dayniile...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo