Maanta barnaamijka waxaan ku soo qaadanay 30 gabdhood oo ah kuwii ugu buunada sarreeyey fasallada sideed ee xeryaha Dhadhaab oo haley waxbarasho bilaash ah oo dugsiye sare ah.
IDAACADDA 08-FEB-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo