Dhageyso: Barnaamijka Codka Dhageystaha
Barnaamijkan waxaan ku soo qaadannaa codadka dhageystayaasha inagala soo xiriira deegaannada Soomaalida, ee ka hadlaya xaaladaha deegaanadooda.
Read moreBarnaamijkan waxaan ku soo qaadannaa codadka dhageystayaasha inagala soo xiriira deegaannada Soomaalida, ee ka hadlaya xaaladaha deegaanadooda.
Read moreWuxuu sameeyey heeso badan, wuxuu allifay riwaayado, wuxuu kaloo tumaa kabanka. Hadda si aan wax badan uga sii ogaanno heerarkii fankiisa ayaa weriyaha Raadiyo Ergo Maxamed Cabdi Afgooye kula kula...
Read moreHalkan ka dhegeyso taariikh kooban oo ku saabsan kooxda waxbarashada IFTIIN ee wasaaradda waxbarashada. Waxaan ka wareysanay Macallin Siciid Saala xoo la soo shaqeeyey kooxda. Mar uu dhawaan nagu soo...
Read more(ERGO)-Kiin iyo Xaashi* oo la nool cudurkada HIV/AIDS-ka ayaa ku faraxsan in nolashooda uu ku soo biirayo ilmo ka bad qaba xanuunkan. Waxay qoys yihiin muddo sanad ah. Waxay ka...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo