Aqoonta cilmiga xidiska ee dhaqanka Soomaalida ah oo ah mid soo jireen ah ayaa lagu cabiraa isbadalka cimilada, sida xilliga roob badan la filan karo, roob yaraanta, abaaraha. Waxaa isticmaala xoolo dhaqatada, beeralayda iyo kalluumaysatada. Wareiyaha Radio Ergo ee magaalada Gurceel ayaa arrintan ka wareystay Xirsi Geedi.