Muran ayaa ka taagan qofka lagu tilmaami karo abwaan. Dadka qaarkii waxay ugu yeeraan abwaan qofka maansada curiye. Haddaba macallin Siciid Saalax ayaa sharaxaad kooban ka bixinya Abwaan. Cabdiraxmaan Taysiir ayaa waydiiyey waa kuma abwaan.

IDAACADDA 11-DEC-2024 by Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo