Wuxuu sameeyey heeso badan, wuxuu allifay riwaayado, wuxuu kaloo tumaa kabanka.
Hadda si aan wax badan uga sii ogaanno heerarkii fankiisa ayaa weriyaha Raadiyo Ergo Maxamed Cabdi Afgooye kula kula kulamay magaalada Muqdisho. Halkan hoose ka dhegeyso sheekada dhexmartay.